Norwey oo War kasoo saartay xaalada Soomaaliya amaana u jeedisay dowlada Federaalka

Wasiiradda arrimaha dibadda Norway, Ine Eriksen Søreide iyo wafdi balaaran oo ay hogaamineyso, ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Muqdisho. Waxaana safarkeeda ku weheliyay safiirka Norway ee Soomaaliya, Elin Bergithe Rognlie, ergeyga gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya, Vebjørn Heines iyo shaqaale katirsan wasaarada arrimaha dibadda Norway. Wasiirka arimaha dibadda Norway, Inne Eriksen Søreide ayaa kulamo la qaadatay madaxweynaha … Continue reading Norwey oo War kasoo saartay xaalada Soomaaliya amaana u jeedisay dowlada Federaalka